Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Ciidamada Liyuu Booliis oo gudaha u soo galay degmada Balanbal

Caabudwaaq-( Rajonews )-Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Liyuu Booliis ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay gudaha u soo galeen Degmada Balanbal oo ka tirsan Gobolkaasi.

Qaar kamid ah Bulshada ku dhaqan degmada Balanbal oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gudaha u soo galeen Ciidamo ka tirsa Liyuu Booliis, kuwaasoo wata Laba Gaari oo nooca dagaalka ah, waxayna dhibaato ku hayaan dadka shacabka ah sida ay hadalka u dhigeen.

HALKAN RIIX KANA DHAGEYSO

Gudoomiyaha degmada Balanbal Mudane Jaamac Xeyle ayaa warbaahinta Muqdisho u sheegay inay ciidamada Liyuu Booliis ay fariisimo cusub ka sameysteen Duleedka degmadaasi, iyagoo aan la ogeyn ujeedada ay halkaasi u soo gaareen.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in ciidamadan aysan ku soo wargalin Maamulkiisa inay soo gaarayaan degmadaasi, isagoo ku tilmaamay arin aan wanaagsaneen oo xumeyn karta xiriirka labada Maamul.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement