Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Xiliga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha oo lagu dhawaaqay + Akhriso

Muqdisho-( Rajonews )-War qoraala oo goor dhow ka soo baxay Gudiga qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu faahf aahiyay xiliga kama dambeysta ah ee la qabanayo Doorashada madaxweynaha Jamhuuryadda Somaaliya.

Gudigu waxa ay shegeen in la qabanayo doorashada 8-bisha soo socota ee Feebaraayo inta ka sokeyna la sii qabanayo howlaha diiwaan gelinta iyo dhageysiga khudbadanaha Murashixiinta.

HALKAN KA AKHRISO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement