Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hoteel ku yaala Muqdisho iyo Rasaas …

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa hada Weerar Ismiidaamin ah lagu qaaday Hoteelka Dayax oo ku yaala inta u dhaxeysa Isgoosyada Sayiska iyo Dabka ee magaalada Muqdish.

Qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoog badan si weyna looga maqay xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho , waxaana qaraxa kadib bilaabatay rasaas xoogan oo laga maqlayo aaga Hotelka Dayax, taasoo loo maleynayo inay dhexmareyso kooxaha weeraray Hoteelka iyo Ilaalada.

Wali lama oga qasaaraha ka dhashay Weerarkan Daqiiqado yar kahor lagu qaaday Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho, xaalada aaga qaraxa ka dhacay ayaana ah mid aad u kacsan.

Xarakada Alshabaab ayaa looga bartay weerarada noocaan ah, iyagoo horay uga fuliyay Hoteelo badan oo ku yaala magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement