Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Musharax Madaxweyne Cali Maxamed Geedi oo ku dhawaaqay inuu Tanaasulay

Muqdisho-( Rajonews )-Ra’isul wasaarihii hore ee DKMG Soomaliya Ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Tartanka loogu Hanashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inuu joojiyay hankiisi ahaa inuu u Tartamo xilka Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo faah faahin aan ka bixin sababta keentay Tanaasulkiisa.

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhacdo bilowga Bisha soo socota ee Ferbraayo, waxaana u taagan Musharaxiin fara badan, kuwaasoo doonaya inay hogaamiyaan Dalka Soomaaliya.

Cali Geedi ayaa noqonaya Musharaxii ugu horeeyay ee ku dhawaaqa inuu ka Tanaasulay Doorashada Soomaaliya, waxaana la sugayaa siyaasiyiin kale , kwuaasoo aan Rajo weyn ka qabin noqoashada Madaxweynaha Dalka Soomaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement