Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Musharax kale oo ka Tanaasulay Tartanka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Nairobi-( Rajonews )-Musharax Maxamed Abdullaahi Nuur Garguurte oo ka mid ahaa  Musharaxnita u tartameysay xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa ka laabtay isago sheegay inuu u tanaasulay Sheriif sheikh Axmed

Kulan ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu shaaciyay inuu tanaasulay Musharax Maxamed C/laahi Garguurte, kaasoo u tanaasulay Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sida uu ku qoray bartiisa facebooka Ganacsadahan dagan dalka Tanzani wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in xaalada wadanka la helo qof wax ka badali karo, isagoo qofkaasi ku tilmaamay madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement