Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Mid kamid ah Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Gudaha oo Qarax ka bad baaday

Muqdisho-( Rajonews )-Mid kamid ah Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federalka ayaa saaka ka bad baaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa, kaasoo ku qarxay wadada Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.

Sida ay xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ah Qaraxa ayaa ka dhacay Wadada shaqaalaha , gaar ahaan Dhabarka dambe ee Shaneemo Soomaaliya, waxaana qaraxa lagu xiray gaariga uu watay Ninkaas kamid ah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha oo Magaciisa lagu soo koobay Afrax.

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa si deg deg ah ku gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, waxayna ka bilaabeen howlgal lagu raadinayo dadkii ka dambeeyay Qaraxa lagu xiray Gaariga.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement