Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Magaalada Muqdisho oo Maanta Internet la’aan ah iyo Shirkadaha oo …..

Muqdisho-( Rajonews )-Wararka aan ka heleyno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka lagu waabariistayInternet la’aan ka jirto guud ahaan Magaalada Caasimada ah.

Wararka waxa ay sheegayaan in xalay Abaaro Saqdii dhexe la waayay adeega Inrnetka, kaasoo ay bixin jireen shirkadaha kala duwan ee ka Howlgala dalka.

Internet la,aanta ka jirta Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Sababtay in dhamaan xawaladahii Somaaliya ee Magaalda Muqdisho jahwareer galaan Maadaama xawaladaha ay ku shaqeeyaan Internetka .

Dhanka kale Mar aan Xiriir la sameenay Qaar kamid ah Shirkadaha bixiya Internetka ayaa noo xaqiijin waayay sababaha keenay manta in dhamaan Magaalada Muqdosho ay ka dhacdo internet la,aan waxayna hadalka ku soo gaba gabeeyen in shaqo laga hayo internetka.

Lama Oga Sababaha ka danbeeya in Maanta laga Jaro Internetka guud ahaan Magaalada muqdisho iyo Qaar kamid ah Gobalada Dalka Soomaliya oo ku xiran Magaalada Muqdisho oo ay wada isticmaalaan

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement