Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Madaxweynaha dalka oo u duulay Wadanka Ethiopia

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Magaalada Adis-Ababa ee Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb-galaya shir Madaxeedka Midowga Africa oo maanta ka furmaya Magaalada Adis-Ababa.

Shirka ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin, Hiigsiga horumarineed ee Qaarada Africa ee 2063, Doorashada Guddoonka AUC oo ay sannadkan u sharaxan tahay Wasiiradda Arrimaha Dibada ee Kenya Amina Mohamed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud inta uu ku sugan yahay Magaalada Adis-Ababa ayuu kulamo la qaadan doona qaar kamid ah Madaxweynayaasha wadamada Africa ee shirka ka qeyb-galaya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement