Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Aqalka Sare oo la doortay

Muqdisho-(Rajonews)-Waxaa hada xarunta Aqalka sare ee magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay tirinta Codadka wareegii ugu dambeeyay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya .

Doorashada kursigan oo aheed mid aad u adkeed wareeg sedexaadna loo gudbay ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) oo helay 30 halka Musharaxa Dhag dheer uu helay 22-cod

Waxaa goordhaw sidoo kale la filayaa Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarkamaanka Federaalka Soomaaliya ay doortaan Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka sare , waxaana kursigaasi ku tartamaya 7-Musharax.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement