Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo goor dhow lagu doortay Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa goordhaw xarunta Aqalka sare lagu soo gabo gabeeyay Doorashada Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanaka Soomaaliya, waxaana doorashadan ku tartamayay labo Xildhibaan oo katirsan Aqalka sare.

Xildhibaanada maanta wax dooranayay ayaa gaarayay 52- Xildhibaan , waxaana doorashadan ay aheed hal wareeg kaliya, waxaana kusoo baxay Xildhibaanka helayay coddakii ugu badnaa.

Shabakada Rajonews ayaa si horudhac ah u ogaatay in Doorashada Gudoomiyaha Aqalkla sare ku guuleestay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulahi oo helay codad gaaraya 43-Cod halka Xildhibaan Mustafa Maxamamud Qodax uu isna helay 9-cod

Gudoomiyaha Aqalka sare waxaa maanta si rasmi ah u noqday kuna guuleestay Doorashada Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulahi oo ah Siyaasi rug cadaa ah oo horey uga soo tirsanaa Baarlamaankii Federaalka Soomaaliya.

Waxaa goordhaw sidoo kale la filayaa in ay bilaabato Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koobaad iyo kna labada ee Aqalka sare, waxaana labadan kursi ku tartami doona musharaxiin gaaraya 14- Xildhibaan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement