Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Gudoomiaha Baarlamaanka oo la wareegay Awooda dalka iyo Ciidamada

Muqdisho-( Rajonews )-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa la wareegay awooda guud ee dalka iyo ciidamada, iyadoo wixi hada ka dambeeya ay ciidamada ka amar qaadan doonaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sii wadi doona shaqada Madaxtooyada Soomaaliya, maadaama uu dhamaaday waqtigii Madaxweyne Xasan Sheekh, wixi hada ka dambeeyana uu ka tirsan yahay Musharaxiinta faraha badan ee u tartamaya xilka madaxweynaha.

Shirkii Maanta ay yeesheen Labada Aqalk ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa lagu go’aamiyay inuu shaqada madaxtooyada Sii wado Gudoomiyaha Baarlamaanka, waxaana sidoo kale gacanta loo galiyay dhamaan Qeybaha kala duwan ee ciidamada Qalabka Sida, iyadoo wixi hada ka dambeeya ay si toos ah uga amar qaadan doonaan Gudoomiyaha.

Arintan ayaa waxa ay meesha ka saareysa Cabasho ka soo yeereysay qaar kamid ah Musharaxiinta, kuwaasoo dhanka amaanka uga baqayay magaalada Muqdisho, maadaama ay ciidamada hoos tagayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana hada ay noqoneysa mid ay musharaxiinta u siman yihiin Ololahooda Doorahada ee ka socda Muqdisho iyo Gobolada dalka.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement