Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hada bilaabatay

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa daqiiqado yar kahor Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya afar Musaharax.

Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 248-xildhibaan waxaana kulankan Shir gudoominaya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ah Shir gudoonka KMG ee Baarlamaanka.

Doorashada Goordhaw bilaabatay waxaa ku tartamaya Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo xilkan difaacanaya iyo C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey).

Waxaa aad u adag in la saadaaliyo cida ku guuleesan doonta Doorashada goorshaw ka bilaabatay Xarunta golaha shacabka, waxaana ugu cad cad doorashadan lagana yaabo in midkood kusoo baxo Xildhibaan Jawaari iyo Xildhibaan Xidig.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement