Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Doorashada Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad ee Aqalka Sare oo bilaabatay

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ka bilaabatay dooarshada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamaya 7-Musharax.

Doorashada Kursigan ayaana ah midka ugu adag Doorashada Gudoonka Aqalka sare, waxaana doorashadan la filayaa in loo gudbo wareeg labaad iyo mid sedexaad hadii aysan Musharaxiinta qaarkood aysan tanaasulin.

Waxaa aad loo saadaalinayaa in Sedex Musharax midkood uu kursiga Gudoomiye kuxigeenka koobaad ku guuleesan doono, waxaana agu cad cad Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) ,Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) iyo Cabdirisaq Cusmaan Xasan Jurille.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement