Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Dagaal culus oo ka socda Afgooye iyo Alshabaab oo gudaha u galay…..

Afgooye-( Rajonews )-Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo degmadaasi, iyadoo ay ku dagaalamayaan Xoogaga Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Dagaalka oo ah mid culus ayaa la isku adeegsanaya Hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana la maqlayaa Daryanka Madaafiicda.

Alshabaab ayaa weerar culus ku soo qaaday degmada Afgooye, waxayna wararka hordhaca ah sheegayaan in shabaab ay gudaha u galeen xaafado ka tirsan degmadaasi, iyadoo wali uu socdo dagaalka.

Lama oga khasaaraha dagaalkan balse waxaa hakad ku jira dhamaan dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka ee degmada Afgooye, iyadoo xaalada degmadu ay tahay mid cakiran, shacabka degmadaasna cabsi fara badan ayey muujinayaan.

Lasoco warar dheeraad ah Insha Allaah

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement