Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

Muqdisho-( Rajonews )-Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weeraro culus ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.

Dadka ku dhaqan degmada qaarkood oo subaxnimadii hore ee saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qeybo ka mid ah degmada gudaha u soo galeen galeen xoogagga Al-shabaab oo dagaal culus la gallay ciidamada dowlada oo markii danbe ku guuleystay in ay dib isaga caabiyaan.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka oo ahaa mid dhinacyada iska soo horjeeda isku weydaarsadeen noocyada kala duwan ee hubka.

Sidoo kale ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka degmada iyo saraakiisha ciidamada dowladda oo la xiriira dagaalka.

Ugu danbeyntii, marar badan oo hore ayeey Al-shabaab sidan oo kale u weerareen fariisimaha ciidamada dowlada iyo AMISOM ee degmada Afgooye.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement