Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Daawom: Documentary laga diyaariyay dowladiii Kacankii Siyaad Barre

Documentary: (Rajonews) Waxaa la soo saaray Horudhaca muuqaal laga diyaariyay Dowladii Jaalle Siyaad oo meelo badan taabanaya kaas oo ka sheekaynaya wax qabad iyo iyo wax dimaal labadaba wixii ay dowladu samaysay iyo sida ay shacabka Soomaaliyeed intoodii soo gaartay iyo kuwii la shaqeeyay ay u dareensanyihiin Maamulkii Kacaanka ee dalka ka ariminayay 21 sano.

Waxaa Muuqaalka ka muuqanaya dad ka soo shaqeeyay dowladii oo isugu jira Mucaarad iyo Muxaafid kuwaas oo ka sheekaynaya xaaladii xiligaasi.

Kacaanka ayaa dad badna ka aminsanyihiin in uu ahaa mid ragadiyay Soomaaliya halka dad badan ay qabaan in uu ahaa horseedkii horumarka Soomaaliya lakin ay siyaasado diidan horumarka Soomaaliya is hortaag ku sameeyeen una adeegsadeen shaqsiyaad Soomaaliyeed, ilaa iyo laga gaarsiiyo Soomaaliya meel ay adagtahay in ay ka soo laabato.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement