Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Soomaalida Mareykanka oo Wadnaha Farta ku haya iyo Sharciga cusub oo …

Muqdisho-( Rajonews )-Soomaalida ku nool gudaha dalka Mareeykanka ayaa waxaa si wanaagsan loogu sharaxay sharciga cusub ee uu soo dajiyay Madaxweynaha dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump kaas oo dad badan ku beeray cabsi hor leh .

Sharcigaan cusub oo quseeya 7 dal oo Soomaaliya ku jirto ayaa waxa uu noqonayaa mid dhibaato weyn u soo jiida qooysaska Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka Mareeykanka gaar ahaan kuwa heeysta sharciyada Qaxootiga .

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement