Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Siyaasi caan ah oo isku soo sharaxay Qabashada Xilka Madaxweynaha Galmudug

Muqdisho-( Rajonews )-Siyaasiga caanka ah ee Axmed Ducaale Xaaf ayaa isku soo sharaxay inuu qabto Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug State, kadib markii ay xildhibaanada maamulkaasi ay sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo lagu eedeeyay wax qabad la’aan.

HALKAN RIIX KANA DAAWO

Axmed Ducaale Xaaf oo maanta ka hadlayay Munaasabad uu ku soo bandhigayay Musharaxnimadiisa ayuu sheegay inuu diyaar u yahay qabashada xilka madaxweynaha Galmudug, wuxuuna balan qaaday inuu wax badan ka qaban doono Xaalada Amaanka, Dhaqaalaha iyo Siyaasada, isagoo ka codsaday xildhibaanada Maamulkaasi inay codka siiyaan.

Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa laba dhinac u kala jabay, iyadoo qeyb ay taageersan tahay Madaxweynaha Maamulkaasi C/kariin Guuleed, halka kuwa kalana ay ka soo horjeedaan Madaxweynaha.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement