Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Senator C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Taageeray Musharax Xasan Sheekh

Muqdisho-(Rajonews )-Senator C/laahi Sheekh Ismaacii; Fartaag oo kamid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Jubaland ayaa taageero weyn u muujiyay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo mar labaad doonaya inuu hogaamiyo dalka Soomaaliya.

Senetor Fartaag iyo xubno fara badan oo ka tirsan Golaha Shacaba iyo Aqalka Sare ayaa taageero aan qarsooneen u muujiyay Musharax Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo u sheegay inay codkooda siinayaan.

HALKAN KA DAAWO KHUDBADA FARTAAG

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement