Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO SAWIRADA: Wariyayaal dhowr ah oo Saaka ku dhaawacmay Weerarkii Hoteel Dayax

Muqdisho-( Rajonews )-Tiro Wariyayaal ah ayaa saaka waxyeelo ka soo gaartay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hoteelka Dayah ee Magaalada Muqdisho.

Wariyayaasha ayaa la sheegay inay goobta gaareen markii uu dhacay qaraxii Koobaad, waxayna ku mashquulsanaayeen qaadista Muuqaalo iyo Sawiro, waxaana xiligaasi ku dhacay Qaraxii Labaad oo loo adeegsaday Gaari NOAH ah , kaasoo khasaaraha ugu badan u geystay wariyayaashii goobta u yimid Tabinta iyo duubista Weerarkaasi.

Inta la xaqiijiyay Afar Wariye ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, waxaana loola cararay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho .





Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement