Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO SAWIRADA: Dab xoogan oo Maanta ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha

Muqdisho-( Rajonews )-Weli waxaa socda dadaalo lagu daminayo dab ka kacay suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Agagaarka suuqa Cabdalla Shideeye ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Nawaaxiga Suuqa Cabdalla Shideeye, gaar ahaan Bakhaarada lagu iibiyo Bun qaxwaha oo mid ka mid ah dabkaasi uu ka kacay.

Qof ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa warbaahinta u sheegay dabka inuu ka dhashay Burjiko taalay goob Shaah lagu Iibiyo Bakhaarka Dabka uu ka kacay hortiisa.

 Dadka qaarna waxa ay sheegayaan dabka inuu ka dhashay Koronto, iyadoo uu ku sii fiday dhismooyin ku dhaw Guriga Dabka uu ka kacay ee Suuqa Bakaaraha ku yaallo.6e7e8e10e11e12e

1q

1e2e3e5e

2q3q4q5q7q

Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Risaala.net

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement