Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Kulankii xalay dhexmaray Musharax Xasan Sheekh iyo 180 Xildhibaan oo …

Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa aad u qalqal geliyey musharraxiinta isaga xilka madaxweyne kula tartamaya.

Xasan Sheekh ayaa xalay meel isugu keenay in ka badan 180 xildhibaan oo si cad u sheegaya iney Xasan dooran doonaan, taasi oo dad badan ka yaabisey.

HALKAN KA DAAWO

Musharax Xasan Sheekh ayaa u muuqda inuu ka rajo fiican yahay musharaxiinta kale , isagoo helay codad uu ku tashan karo,waxaana la saadaalinayaa inuu soo laabto,waa hadii aysan isbadalin xildhibaanada taageerada u muujiyay Xasan Sheekh.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement