Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Banaanbaxyo culus oo gil gilay Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ee Soomaaliland

Hargeysa-( Rajonews )-Banaanbaxyo culus ayaa ka soconaya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ee maamulka Soomaaliland, iyadoo dhamaan goobihii Gancsiga ay wada xiran yihiin.

Magaalada Dekada leh ee Berbera ayaa waxaa saaka isugu soo baxay Dad aad u fara badan, kuwaasoo dhigayay Banaanbaxa, waxayna ka cabanayeen Qiimo dhac ku yimid Lacagta Soomaaliland.

Ganacsatada deegaanada Soomaaliland ayaa soo qaban qaabiyay banaanbaxyadan ka socda Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, iyagoo eedeeyn u jeediyay madaxda Bankiga dhexe ee Maamulkaasi.

Gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera, Jamaac Yuusuf ayaa BBC u xaqiijiyay meheradaha ganacsiga berbera ee ganacsatii xireen iyo mudaaharaad cabasho ah oo dadweyne la hortageen xafiiska maamulka gobolkaaasi.

Banaanbaxyadan ayaa ku qeylinaya hadalo ka dhan ah Maamulka Bankiga Soomaaliland , waxayna ku eedeeyeen inay ka dambeeyaan sicir bararka ka taagan deegaanada maamulkaasi.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement