Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Magacyada Nabadoono caan ah oo ku dhintay Qaraxyadii Hoteel Dayax

Muqdisho-( Rajonews )-Weerarkii Saaka lagu qaaday Hoteel Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa galaaftay Nolosha dad fara badan, kuwaasoo ku sugnaa gudaha Hoteelka iyo afaafkiisa hore.

Dadka ku dhintay Qaraxyadii saaka waxaa kamid ah Nabadoono caan ah oo ka soo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana lagu kala magacaabaa Malaaq C/rashiid  Malaaq Cabdislaam oo ahaa Malaaqada Beesha Yantaar iyo Malaaq Malabow Malaaq Isaaq Keerow oo isna ahaa malaaqa beesha Garwaale.

Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 3 Malaaq oo kala ah Malaaq Xasan Buule, Malaaq Yuusuf Cabdiyow iyo Malaaq Shariif Muxyadiin, waxaana hada lagu dabiibayaa qaar kamid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Wararka waxa ay sheegayaan in Malaaqyadan geeriyooday iyo kuwa dhaawacmay ay daganaayeen Guri ku dhagan Hoteelka Dayax ee weerarka lagu qaaday.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement