Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Magacyada Gudiga Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxweynaha oo la magacaabay

Muqdisho-( Rajonews )-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa lagu magacaabay gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha ee dhawaan lagu waddo in ay dhacdo.

Gudiga oo ka kooban ilaa 9 xubnood ayaa laga soo kala xullay qeybaha bulshada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed, kamana mid ah gollaha shacabka [Baarlamaanka Soomaliya]

Ilaa 24 musharax ayaa si buuxda isku diiwaangalisay in ay ka qeybgallaan doorashada madaxweynaha oo  la filayo in ay dhacdo 8 bisha Feberaayo oo ay ina xigaan maalmo kooban

Hadaba Akhriso magacyada guddiga :

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement