Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO: Magacyada Gudiga Doorashada Madaxweynaha oo la magacaabay

Muqdisho-( Rajonews )-Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia ahna sii hayaha Xilka madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, taasoo dalka ka dhaceysa.

Guddiga oo ka kooban 16 xubnood oo isugu jira labada aqal ee Baarlamanka ayaa wareegtada lagu sheegay in gudDoomiye Jawaari uu magacaabay guddIga ka dib wada tashi uu la yeeshay xubnaha labada aqal.

Waajibaadka guddigan ayaa waxa ka mid ah iney asteeyaan maalinta ay dhaceyso doorashada iyo halka lagu qabanayo, waxaa sidoo kale ay u xilsaaran yihiin iney musharaxiinta doorashada ka qabtaan araajida codsiga iyo iney xaqiijiyaan musharax kasta inuu buuxiyey shuruudihii laga rabay.

Wareegtada lagu magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa waxay u qorneyd sidatan:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement