Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Puntland oo usoo gudubtay Finalka Tartanka maamul goboleedyada

Muqdisho-( Rajonews )-Kooxaha Puntland iyo Hiiraan ,Shabeelaha Dhexe oo galabta Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium kuwada ciyaaray ayaa waxaa dhexmartay kulan xiiso badan.

Kulanka galabta udhaxeeyay labadan koox ayaa waxa ay koox walba dooneysay in ay guul gaarto dhankeeda.

Ciyaarta oo aheyd mid la isku daalay ayaa gaba gabadii waxa ay ku soo idlaatay 1-0 , waxaana guusha ay raacday Puntland oo finalka u soo gudubtay .

Kooxda Puntland iyo Taageerayaasheeda ayaa galabta waxa ay ku dabaal degeen Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium, iyadoo ugudubtay kama dambeysta tartankan.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement