Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO: Ciyaartooydii Jubbooyinka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo-(Rajonews) Subaxnimadii saaka bulshada magaalada Kismaayo waxay si weyn ugu soo baxeen soo dhaweynta Ciyaartooydii Jubbooyinka ee dhawaan ka qeybgalay ciyaarihii gobolada 2016 ee Muqdisho ka dhacay.

Dadweyne aad u badan oo masuuliyiin, waxgarad  iyo Kooxda Baambeeyda ay ku jiraan ayaa ka hortagay ciyaartooyda oo manta soo gaaray hooygoodii Kismaayo, waxaana lagu soo dhaweeyay sacab iyo sawaxan muujinaya sida loogu faraxsanyahay Guusha ay soo hooyeen.

Waxaa lagu soo galbiyay gaadiid aad u badan iyada oo Calanka Soomaaliya iyo Midka Jubbaland la lulayay isla markaana magaalada ayaa lagu soo wareejiyay.

Soo dhaweyntani waxay aheyd niyad dhis iyo dhiirri galin loo samaynayay dhalinyaradan Sportiska waxaana markii dambe laysugu yimaadey Barcaleen oo kaabiga magaalada ah. halkaas oo si dhaqankii Soomaaliyeed waafaqsan geedo intii loo waabay loogu geel qalay. Ciyaaraha hidaha iyo dhaqankana loogu tumay.

Ciyaartooyda Jubbooyinka waxa ay kaalinta labaad ka galeen Ciyaarihii gobolada iyada oo rigoorayaal ay uga raayeen Kooxdii ka socotay Maamulka Puntland oo Koobkii qaaday.

Tani waxay muujinaysaa in ciyaaraha ay yihiin waxa kaliya oo dhalinyarada lagu jiheeyn karo isla markaana looga jeedin karo waxa la xariira dagaalada iyo qabyaalada.

Rajonews3@gmail.com

????????????????????????????????????

7fccebf7-637a-41ca-9df4-1e469de49356

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

150fabe1-7428-4909-9a7b-19c35c490b31

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

cae92fa0-667f-49e3-873b-fe5858f52cb9

????????????????????????????????????

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement