Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Taageere 6 Bil oo Xarig ah iyo Ganaax ku muteeystay Sawir uu la galay Ronaldo + SAWIRO

Paris-( Rajonews )-Taageere jalbeeysan ayaa garoonka ku soo dhex cararay kulankii dhex maray xulalka Portugal Vs Austria (0-0) wuxuuna mar quraah isku duubay xiddiga qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo .
Ninkaan taageeraha ah ayaa waxa uu axsaan lama filaan ah ka helay Laacib Cristiano Ronaldo oo ka dhiciyay ciidamada amaanka garoonka kuwaas oo ugu dambeeyntii Xabsiga u taxaabay . Ninkaan ayaa waxaa u suurto gashay in uu Sawiro la galo Laacib Cristiano Ronaldo balse 6-bilood oo xarig ah ayuu soo qaadanayaa .

Waxaa aad loo adkeeyay Sharciyada iyo amaanka garoomada lagu qabanayo koobka Qaramada Yurub ee sida xiisaha badan uga socda dalka Faransiiska waxaana Taageerihii si qaldan garoomada u soo dhex galaa loo jari doonaa xabsi 6 bilood ah kaas oo sidoo kale muteeysan doona ganaax lacageed lagu sheegay 5.000 oo Euro .





 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement